Générateur de chansons IA Générateur de Paroles Tarification Mes Chansons

Wadada

Song generated By ✨Song.do

Song Cover
v1

@ Mr Qarandoon

2026-06-25 17:26:20

Paroles

[INTRO]
Female Vocal
Soft Somali Melody

[VERSE 1]
Qosalka beentiyo
Qalbi Jileecay
Nagu qaldaayaan
hoy markaad qadarisoo
Qiimo aad uyeesho
Qaab wayn yeeshaan

[CHORUS]
Ha igu qaraarinee
Iiga quuso
iima qalantidee
Wadada ku qulqul

[VERSE 2]
Yaroo qaboobso
Qofkaan ku rabin
la iskuma qorqoree

Qandhahada jacayl hore
Kuugu qaadayaad
Ila qaybsan waydee

[CHORUS]
Ha igu qaraarinee
Iiga quuso
iima qalantidee
Wadada ku qulqul

[VERSE 3]
Markaad qurxoontahoo
Qoortaada dheertahay
Qalanjay ku dhahayaan
Qoys markaad unaqtoo
Qiimo aad uyeeshee
Qaloocanaayaan

[CHORUS]
Ha igu qaraarinee
Iiga quuso
iima qalantidee
Wadada ku qulqul

[OUTRO]
Hit the road waryaa
Wada ku qulqul

Female Vocal Fade Out

Style de Musique

Powerful female Afrobeat Amapiano anthem with rich autotuned vocals, aggressive rhythmic grooves, deep log drums, heavy bass, energetic percussion, confident vocal delivery, infectious dance rhythm, modern African club vibe, bold attitude, uplifting energy, and polished studio production.”