AI Song Generator Lyrics Generator Vocal Remover Pricing My Songs

Ramadan

Song generated By ✨Song.do

Song Cover
v1

@ Romiyo M

2026-08-06 03:43:54

Lyrics

Maalintii aan ku arkay,
Qalbigeyga adigaa diigy.
Erayna waan ko waayey,

Waxaan doonayay inaan ka farxiyo,
Laakiin murugo ayaan ku siiyay.
Qaladkayga waad aragtay,
Jaceylkaygase ma aadan arag.

Waad ii xanaaqday,
Codkaagii qalbigayga wuu jebiyey.
Adigu waad iska tagtay,
Aniguse halkaas ayaan ku haray.

Haddii aad ogaan lahayd,
Waxaan qalbigayga ku qarinayay.
Ilmo aan la arkin baan ooyay,
Magacaagana waan ko seexdaa.

Ma necbi xanaaqaaga,
Naftaydaan eedeeyaa.
Waxaan lumin waayay adiga,
Waxaan luminayaa naftayda.

Style of Music

Afrobeats